Madaxweyne Qoor Qoor oo ku dhawaaqay 5-Kursi oo katirsan Golaha Shacabka oo la dooranayo

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo xalay ka hadlay xaflad casho sharaf ah oo magaalada Dhuusomareeb loogu sameeyay Ra’isul Wasaare Rooble ayuu ku dhawaaqay in si deg deg ah u bilaabayaan doorashada Golaha Shacabka. Qoor Qoor ayaa sheegay in shanta kursi ee ugu horeysay ee doorashada Golaha Shacabka maalmaha soo socda lagu qabanayo … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo ku dhawaaqay 5-Kursi oo katirsan Golaha Shacabka oo la dooranayo